𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐚𝐲𝐛-𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐞𝐞𝐫 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐃𝐢𝐛-𝐮-𝐡𝐚𝐛𝐚𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐂𝐚𝐝𝐝𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐒𝐋

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta ka qayb-galay Shirweynaha Heer Qaran ee Dib-u-habaynta Hay’adaha Caddaaladda, isaga oo halkaa ka jeediyey khudbad aad u qiimo badan. Shirweynahan oo ahaa kii ugu horreeyey ee la qabto muddo 14 sano ah, waxa si weyn u soo qaban-qaabiyey Wasaaradda Caddaaladda JSL oo uu horseed ka…

Read More

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡 𝐥𝐚 𝐲𝐞𝐞𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐒𝐚𝐟𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐭𝐚𝐫

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada kulan muhiim ah kula yeeshay Safiirka Dawladda Qatar, Mudane Abdullah Bin Salem Al Nuaimi, iyaga oo ka wada hadlay xoojinta xidhiidhka u dhexeeya labada dal, gaar ahaan xagga iskaashiga horumarka bulshada, dhaqaalaha, maalgashiga, iyo arrimaha gargaarka bini’aadannimada. Madaxweynuhu waxa uu Safiirka Dawladda Qatar…

Read More