Fashilka Wasaarada Duulista Hawada iyo horumarinta Madaarada Jamhuuriyada Somaliland
Wasaarada Duulista Hawada iyo horumarinta madaarada Jamhuuriyada Somaliland waxa ay masuul ka tahay dhamaanba aviationka Somaliland. Marka laga yimaado khaladaadkii hore ee ay galeen Gudoomiye Xirsi iyo Gudoomiye Maxamuud Xaashi waagii ay dalka sida dadban u maamulayeen, khaladaadkaas oo keenay in hawadii Somaliland ay Somalia la wareegto, intii Wasaaradan Duulista Hawada iyo horumarinta madaaradu ay…
