𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐃𝐡𝐚𝐤𝐡𝐭𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐇𝐚𝐫𝐠𝐞𝐲𝐬𝐚 𝐤𝐮 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐝𝐚𝐲 𝐝𝐚𝐝𝐤𝐢𝐢 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐚𝐰𝐚𝐜𝐦𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐪𝐚𝐝𝐢𝐢 𝐁𝐨𝐨𝐫𝐚𝐦𝐚

Madaxweynaha JSL, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa saaka subaxnimadii Dhakhtarka Guud ee Hargeysa ku booqday qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay shaqaaqadii dhawaan ka dhacday magaalada Boorama. Madaxweynuhu waxa uu mid mid u booqday bukaannada, isaga oo u muujiyey dareen naxariis leh, isla markaana ka xog-waraystay xaaladdooda caafimaad. Waxa uu si gaar ah…

Read More

Madaxweynaha JSL oo shirgudoomiyey fadhigii Golaha Wasiirada ee 45aad

Fadhigii 45-aad ee Shirka Golaha Wasiirrada Jammhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa maanta ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland. Fadhigii 45-aad ee Shirka Golaha Wasiirrada waxa lagaga wada hadlay qodobo muhiim ah oo ay ka mid ahaayeen: 𝟏. 𝐖𝐚𝐫𝐛𝐢𝐱𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐗𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐤𝐚: Waxa ka war bixiyey Wasiirka…

Read More

Sannad guuradii 1aad ee ka soo wareegtay markii uu xilka la wareegay Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro

Maanta, Sannad buuxa ayaa laga joogaa maalintii xilka loo dhaariyey Madaxweynaha 6aad ee Jamhuuriyada Somaliland Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi. Madaxweynuhu waxa uu la wareegay dal xaaladiisu aad u liidato, caqabado badan oo gudaha iyo dibedaba ahina ku gedaaman yihiin. Caqabadihii jiray 1. Dalka Dagaalo sokeeye oo dhimasho iyo dhaawac badan keenay ayaa ka dhacay. 2….

Read More

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo magacaabis iyo xil ka qaadis ku sameeyey Badhasaabyada dalka qaarkood

Markii aan arkay: Qoddobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markii aan arkay: Aqoontooda, kartidooda, iyo waayo-aragnimadooda; Markii aan tixgeliyey: Ahmiyadda ay Xilalkani u leeyihiin u  adeegidda dadweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo dhismaha Qaranka; Markii aan ku qancay:  In ay hanan karaan mas’uuliyadaha ka dhalanaya xilalkan hoos ku xusan; Markii aan sameeyey:  La-tashi, laga bilaabo taariikhda maanta:…

Read More

𝗦𝗵𝗶𝗿𝗸𝗮 𝗜𝘀𝗸𝘂-𝗱𝘂𝗯𝗮𝗿𝗶𝗱𝗸𝗮 𝗛𝗼𝗿𝘂𝗺𝗮𝗿𝗸𝗮 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝗹𝗮𝗻𝗱 𝗼𝗼 𝗹𝗮𝗴𝘂 𝗾𝗮𝗯𝘁𝗮𝘆 𝗺𝗮𝗴𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝗡𝗮𝗶𝗿𝗼𝗯𝗶 — 𝗛𝗶𝗴𝗵-𝗟𝗲𝘃𝗲𝗹 𝗗𝗲𝘃𝗲𝗹𝗼𝗽𝗺𝗲𝗻𝘁 𝗖𝗼𝗼𝗿𝗱𝗶𝗻𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻 𝗙𝗼𝗿𝘂𝗺 (𝗛𝗟𝗗𝗖𝗙).

Shirka Isku-dubaridka Horumarinta Somaliland (HLDCF) oo  lagu qabtay magaalada Nairobi ayaa waxaa guddoominaysay Wasiirka Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka, Marwo Kaltuun Sh. Xasan Cabdi, oo hoggaaminaysay wafti sare oo ka socda Xukuumadda Somaliland. Wasiirka waxa safarka ku wehelinayey Wasiirka Horumarinta Maaliyadda, La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Dhaqaalaha, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorshaynta,Safiirka Somaliland ee Kenya, iyo xubno…

Read More

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐚𝐲𝐛-𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐞𝐞𝐫 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐃𝐢𝐛-𝐮-𝐡𝐚𝐛𝐚𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐂𝐚𝐝𝐝𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐒𝐋

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta ka qayb-galay Shirweynaha Heer Qaran ee Dib-u-habaynta Hay’adaha Caddaaladda, isaga oo halkaa ka jeediyey khudbad aad u qiimo badan. Shirweynahan oo ahaa kii ugu horreeyey ee la qabto muddo 14 sano ah, waxa si weyn u soo qaban-qaabiyey Wasaaradda Caddaaladda JSL oo uu horseed ka…

Read More