Sannad guuradii 1aad ee ka soo wareegtay markii uu xilka la wareegay Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro
Maanta, Sannad buuxa ayaa laga joogaa maalintii xilka loo dhaariyey Madaxweynaha 6aad ee Jamhuuriyada Somaliland Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi. Madaxweynuhu waxa uu la wareegay dal xaaladiisu aad u liidato, caqabado badan oo gudaha iyo dibedaba ahina ku gedaaman yihiin. Caqabadihii jiray 1. Dalka Dagaalo sokeeye oo dhimasho iyo dhaawac badan keenay ayaa ka dhacay. 2….
