THE PRESIDENT

Israel’s recognition of Somaliland: when international politics exposes double standards

In international politics, principles are not always rewarded, and failure is not always punished. Stability is sometimes ignored, while chaos is accommodated. This reality is clearly reflected in the case of the Republic of Somaliland, which, after more than three decades of state-building, found itself forced to seek international recognition outside the Arab and Islamic…

Read More

Kalfadhigii 47-aad ee Shirka Golaha Wasiirrada JSL oo qabsoomay.

Kalfadhigii shirka golaha Wasiirada Jammhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), isla markaana uu wehelinaayey Madaxweyne ku-xigeenka JSL Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa maanta ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada Somaliland. Fadhigii 47-aad ee Shirka Golaha Wasiirrada waxa lagaga wada hadlay qodobo muhiim ah oo ay ka mid ahaayeen: 1….

Read More

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐒L 𝐨𝐨 𝐃𝐚𝐚𝐡-𝐟𝐮𝐫𝐚𝐲 𝐂𝐚𝐫𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐱-𝐬𝐨𝐨-𝐬𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐗𝐨𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝

Madaxweynaha JSL Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta Daah-furay Carwada Ganacsiga iyo Wax-soo-saarka Xoolaha JSL oo lagu qabtay Grand Haadi Hotel, magaalada Hargeysa. Carwada Ganacsiga iyo Wax-soo-saarka Xoolaha dalka oo ahayd tii ugu horraysay ee nooceeda ah ee lagu qabto Somaliland, waxa si heer sare ah u soo agaasimay Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo Horumarinta…

Read More

Shirkii 46-aad ee Golaha Wasiirrada JSL oo qabsoomay

shirkii 46-aad ee Shirka Golaha Wasiirrada Jamhuuriyada Somaliland ayaa qabsoomay. Shirkan waxa lagaga wada hadlay qodobo muhiim ah oo ay ka mid ahaayeen: 𝟏. 𝐖𝐚𝐫𝐛𝐢𝐱𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐗𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐀𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐤𝐚: Waxa ka war bixiyey Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Mudane Cabdalle Maxamed Carab, isaga oo sheegay in ammaanka guud ee dalka Jamhuuriyadda Somaliland uu yahay mid…

Read More

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉SL 𝐨𝐨 𝐃𝐚𝐚𝐡-𝐟𝐮𝐫𝐚𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐜𝐝𝐚𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 (𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐌𝐢𝐧𝐞𝐫𝐚𝐥𝐬 𝐄𝐱𝐩𝐨 𝟐𝟎𝟐𝟓)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta si rasmi ah u Daah-furay Bandhigga Carwada Macdanaha Somaliland (SOMALILAND MINERALS EXPO 2025) oo lagu qabtay Hoteel Maansoor. Carwada Bandhigga Macdanaha Somaliland oo ah tii ugu horraysay ee nooceeda ah ee lagu qabto Somaliland, waxa si heer Caalami ah u soo diyaariyay Wasaaradda Tamarta iyo…

Read More

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐃𝐡𝐚𝐤𝐡𝐭𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐇𝐚𝐫𝐠𝐞𝐲𝐬𝐚 𝐤𝐮 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐝𝐚𝐲 𝐝𝐚𝐝𝐤𝐢𝐢 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐚𝐰𝐚𝐜𝐦𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐪𝐚𝐝𝐢𝐢 𝐁𝐨𝐨𝐫𝐚𝐦𝐚

Madaxweynaha JSL, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa saaka subaxnimadii Dhakhtarka Guud ee Hargeysa ku booqday qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay shaqaaqadii dhawaan ka dhacday magaalada Boorama. Madaxweynuhu waxa uu mid mid u booqday bukaannada, isaga oo u muujiyey dareen naxariis leh, isla markaana ka xog-waraystay xaaladdooda caafimaad. Waxa uu si gaar ah…

Read More

Madaxweynaha JSL oo shirgudoomiyey fadhigii Golaha Wasiirada ee 45aad

Fadhigii 45-aad ee Shirka Golaha Wasiirrada Jammhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa maanta ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland. Fadhigii 45-aad ee Shirka Golaha Wasiirrada waxa lagaga wada hadlay qodobo muhiim ah oo ay ka mid ahaayeen: 𝟏. 𝐖𝐚𝐫𝐛𝐢𝐱𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐗𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐤𝐚: Waxa ka war bixiyey Wasiirka…

Read More