Horn Today News

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo magacaabis iyo xil ka qaadis ku sameeyey Badhasaabyada dalka qaarkood

Markii aan arkay: Qoddobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markii aan arkay: Aqoontooda, kartidooda, iyo waayo-aragnimadooda; Markii aan tixgeliyey: Ahmiyadda ay Xilalkani u leeyihiin u  adeegidda dadweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo dhismaha Qaranka; Markii aan ku qancay:  In ay hanan karaan mas’uuliyadaha ka dhalanaya xilalkan hoos ku xusan; Markii aan sameeyey:  La-tashi, laga bilaabo taariikhda maanta:…

Read More

Only 12% of children in Ethiopia complete primary school, achieve minimum learning proficiency, new data reveal

A newly released Global Education Monitoring report and African Centre for School Leadership Spotlight Report titled Lead for Foundational Learning show that just 12 percent of children in Ethiopia complete primary education and achieve minimum learning proficiency. The report, shared with Addis Standard by UNESCO, shows overall learning levels across Africa are also lower than…

Read More

𝗦𝗵𝗶𝗿𝗸𝗮 𝗜𝘀𝗸𝘂-𝗱𝘂𝗯𝗮𝗿𝗶𝗱𝗸𝗮 𝗛𝗼𝗿𝘂𝗺𝗮𝗿𝗸𝗮 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝗹𝗮𝗻𝗱 𝗼𝗼 𝗹𝗮𝗴𝘂 𝗾𝗮𝗯𝘁𝗮𝘆 𝗺𝗮𝗴𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝗡𝗮𝗶𝗿𝗼𝗯𝗶 — 𝗛𝗶𝗴𝗵-𝗟𝗲𝘃𝗲𝗹 𝗗𝗲𝘃𝗲𝗹𝗼𝗽𝗺𝗲𝗻𝘁 𝗖𝗼𝗼𝗿𝗱𝗶𝗻𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻 𝗙𝗼𝗿𝘂𝗺 (𝗛𝗟𝗗𝗖𝗙).

Shirka Isku-dubaridka Horumarka Somaliland (HLDCF) oo  lagu qabtay magaalada Nairobi ayaa waxaa guddoominaysay Wasiirka Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka, Marwo Kaltuun Sh. Xasan Cabdi, oo hoggaaminaysay wafti sare oo ka socda Xukuumadda Somaliland. Wasiirka waxa safarka ku wehelinayey Wasiirka Horumarinta Maaliyadda, La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Dhaqaalaha, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorshaynta,Safiirka Somaliland ee Kenya, iyo xubno…

Read More

Ethiopia develops Bishoftu International Airport to become Africa’s largest aviation hub by 2030

Bishoftu International Airport will ease capacity pressures, connect Africa globally, and attract international investment, positioning Ethiopia as the continent’s aviation and infrastructure leader. Ethiopia is advancing a major step in reshaping Africa’s aviation landscape through the development of Bishoftu International Airport (BIA), a flagship greenfield project designed as a continental hub that will serve both…

Read More

“Aviation is always penalised”: Unreasonable taxes stunt growth for Africa’s airlines

In interviews with Aerospace Global News, ASKY Airlines’ Commercial Director and analyst Sean Mendis discuss the cost of taxes on Africa’s aviation industry. Is it all bark and no bite at the African Union? Despite all members committing to effectively liberalise the continent’s aviation industry, unlocking expansion and alleviating many unnecessarily high costs, very few…

Read More