Guulaha diplomaasiyadeed ee safarkii Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ee Dubai.
Dhawaan, Maxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa 2dii February safar shaqo ugu baxay magaalada dubai. Madaxweynuhu waxa uu sanadkii labaad oo xidhiidh ah ka qayb-galay Shirka Caalamiga ah ee Kulanka Dawladaha Adduunka (World Governments Summit), shirkaas oo ka qabsoomay Magaalada Dubai ee dalka Midowga Imaaraadka Carabta. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland iyo Dubai Shirkan…
